Maxay ka wada hadleen Wasiirada ganacsiga & A/dibeda ee Somalia & Serbia? (Sawirro)

Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha XFS Xildhibaan Khaliif Cabdi Cumar ayaa kulan gaar ah la qaatay Wasiirka Arrimaha Dibadda ee dalkaas Mr. Nikola Selaković waxayna ka wada-hadleen iskaashiga dhinacyada Ganacsiga, Maal-gashiga iyo Dhaqaalaha labada dal. Khaliif Cabdi Cumar ayaa caasimada Belgrade ee dalka Serbia kaga qeyb-gelaya shirka wadamada dhex-dhexaadka ka ah isbaheysiyada caalamka (Non-aligned movement) … Continue reading Maxay ka wada hadleen Wasiirada ganacsiga & A/dibeda ee Somalia & Serbia? (Sawirro)